Category
Show Less
Show Less
Country/Region
Show More
Show More
Top 100 Tiktok Travel Videos (Germany)
Lix cisho oo aan dalkayga hooyo u joogay dabaal degii 18 May, dalxiis, dal iyo dad barasho kadib saaka ayaan si nabad ah uga degay Jarmalka. Somaliland mudadii aan joogay waxa la ii soo dhoweeyey si gobonimo leh oo aad marag ka tihiin dhamaantiin aysana jirin wax aan ku suurayn karo. Beelaha Somaliland dega oo dhami inkasta oo ay yihiin dad gob ah hadana Beesha Reer Shiikh Isxaaq waxay iga mudantahay maanta in aan u sacab tumo 👏. Waxa tihiin dad gob ah, garasho leh oo aan gocasho aqoon, aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in Ilaahay dal ina ku wada beeray oo aan hal qaran idin la harsanayo. Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Cabdiraxmaan iyo Xukuumadiisa waxqabad iyo wadajir sida milgaha leh ee ay ii maamuuseen waa ku mahadsanyihiin. Jamhuuriyada Somaliland waa dalkaygii, iyada ayaan ku qurux badanahay oo wax ku ahay, sidaa darteed geed dheer iyo mid gaaban waxan u fuuli doonaa danaheeda. Qoraal keliya kuma soo koobi karo wanaagiina, waxa inoo balan ah in aan Maqaaxida soo fariisto, Insha Allaah. Somaliland ha noolaato 🇭🇺 Long live Somaliland 🫡. #shiineculay #somaliland #somalitiktok
Ich schwebe gerade richtig in Erinnerungen. Der erste Vatertag nach unserer Hochzeit und ich höre mir zum hundertsten Mal einen Ausschnitt aus Papas Rede an. 🥹 Ein Satz daraus geht mir einfach nicht aus dem Kopf: "Ihr Wille ist irre, wenn sie was will, dann schafft sie das." Jedes Mal zieht sich bei diesen Worten alles in mir zusammen. Je älter ich werde, desto klarer wird mir: Ich hatte das große Glück, in einem Zuhause aufzuwachsen, in dem mir bedingungslos zugetraut wurde, dass ich meinen eigenen Weg gehe. Alles, was ich bin, bin ich auch durch dich. Mein Papa, mein König aber vor allem: mein Zuhause.❤️
anzeige Lilo & Stitch der Film ? Safe 'ne 12/10. Ich hab gelacht, ich hab geheult 🥹🫂 @Disneyde hat's einfach wieder geschafft, schnapp dir dein Bestie und geh jetzt ins Kino🥹#LiloUndStitch #Stitch #disney
Jamhuuriyada Somaliland waxan ku taageeri doonaa af iyo adin 🇭🇺 #shiineculay #fyp #foryou #somalitiktok #somalilandtiktok💚🤍❤
Hier ist die Geschichte, wie Regen ausgerechnet an meinem schönsten Tag – meiner Verlobung – auftauchte und ihn damit umso schöner machte ☔️🤍 #verlobung #engagement #madeira #loveofmylife #liebe #fotograf #reiseblogger
Can’t do this everywhere! 😄❤️🇹🇳 #tunis #tunisia #travel #sidibousaid #sfax #sousse #djerba #bizerte #visittunisia #tunisian #reisen #reiselust #gezgin #maghreb #maghrebunited #morocco #algeria #arab #medina #streetfood
Qado sharaf sagootin ah oo Hargeysa uu iigu sameeyey Wasiir hore Koore 👏 Somaliland walaalnimo iyo wadajir ayeey halkaa ku soo gaartay 🇭🇺 Guul iyo Gobonimo 💪 #shiineculay #somalilandtiktok💚🤍❤ #foryou #somalitiktok #hargeysa
Antwort auf @marionmaroni Anzeige | Nenn mir eine Stadt mit mehr Aura ❤️🔥 @Visit Emilia Romagna @Deutsche Bahn @ÖBB | Österr. Bundesbahnen #BolognaWelcome #inemiliaromagna #visitemiliaromagna #fährtBahn #railaxed #railjet #unsereoebb Bologna / Italien / Kurztrip mit Zug
ich bin trixi & kann ich nochmal auf Englisch ?